Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo oo laga hor yimid

Guddoomiye ku-xigeenada Baarlamanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, iyagoo ka soo horjeestay mooshinka laga keenay Madaxweynaha ee uu qabtay gudoomiye Mursal. Shirka jaraaid ayaa ka danbeeyay ka dib kulan ay yeesheen xildhibaanno la sheegay iney ka badnaayeen 100 oo taageersan … Continue reading Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo oo laga hor yimid